BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Ruushka iyo Ukraine oo isku fara saaray meel u dhow Badda Madow
Ku soo dhowaada tebinta tooska ah ee BBC Somali
Xamaas oo diidday inay hubka dhigto shuruud adagna ku xirtay
Wada-xaajoodyada u dhaxeeya Israa'iil iyo Xamaas ee xabbad-joojinta iyo sii deynta la heystayaasha ayaa dhicisoobay toddobaadkii hore.
Ruushka maka falcelin doonaa tallaabada nukliyeerka ee Trump?
Madaxweynaha Mareykanka ayaa amray in labo markab oo nukliyeerka xambaara ay ku dhowaadaan Ruushka, kadib markii xurguf ay baraha bulshada ku dhex martay madaxweynihii hore ee Ruushka.
Muxuu yahay nooca cusub ee cudurka sokorta ee ku dhaca dadka caatada ah?
Dad badan ayaa qaba fikrad khaldan oo ah in cudurka macaanku ama sokorta uu saameeyo kaliya dadka cayilan ama buuran.
Ilmaha 'ugu da'da weyn' adduunka oo dhashay 30 sano kadib
Dhacdada ilamahan ku dhashay dalka Mareykanka ee muddada 30 sano ah lagu qaboojiyay baraf in ka badan 30 sano ayaa ah mid aysan seynisyahannada wali soo bandhigin oo lama filaan ah.
Trump oo dhaqaajiyay maraakiibta Nukliyeerka xambaarta ka dib hadaladlo ka soo yeeray madaxweynihii hore ee Ruushka
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu amar ku bixiyay in laba markab oo ah kuwa xambaara Nukliyeer ah "la dhigo gobollada ku habboon" isaga oo ka jawaabaya hadallada "daandaansiga aadka u weyn" ee madaxweynihii hore ee Ruushka Dmitry Medvedev.
Waa kuwee dalalka muwaaddiniintooda lacagta ku siiya si ay carruur badan dhalaan?
Shiinaha, oo ah waddan muddo tobanaan sano ah ku xirnaa siyaasad adag oo hal cunug, ayaa hadda beddeshay heesaheeda. Dowladda dalka ayaa dhawaan billowday barnaamij cusub oo lagu bixinayo dhaqaale lacageed oo la siinayo qoysaska dhalaya, si loola dagaallamo heerka dhalmada ee sida xawliga ah hoos ugu sii dhacaya.
Magaca 'Maxamed' oo noqday kan ugu caansan ee loo bixiyo carruurta Britain sanadkii labaad
Magacyada ugu caansan ee carruurta ku dhashay England iyo Wales sanadka 2024 ayaa la soo saaray, iyadoo Athena iyo Yahya ay markii ugu horreysay galeen 100-ka sare.
Muxuu yahay nidaamka cusub ee xajka ee la dhaqan galiyey?
Arrintaan waxaa shaaciyay Golaha Sare ee Muslimiinta Kenya, waxaana dadka doonaya in ay xajka gutaan loogu baaqay in ay raacaan nidaamka cusub ee loo marayo lacag bixinta qofkii doonaya in uu soo xajiyo sanadka soo socda.
Sharci miyuu Maraykanku u haystaa inuu dambiilayaal u tarxiilo Afrika
Maamulka Mareykanka ayaa u jeestay qaarada Afrika, bal inay noqon karto meel kale oo lagu soo tarxiilo dadka soo galootiga ah ee uu sheegay in ay dambiilayaal yihiin. Dal seddexaad oo qofka loo tarxiilo wuxuu noqon sharci ahaan arrin macquul ah, balse shuruud ayaa ku xiran.
Dhegeyso: Ehelada rag Hargeysa lagu dilay oo sheegay in aan meydadka weli la aasin, ayna cadaalad doonayaan
Ehelada laba Marxuum oo dhawaan lagu dilay Magaalada Hargeysa ayaa ka dalbaday Xukuumadda iyo laamaha ammaanka inay dedejiyaan baarista kiiska dilka toogashada ahaa ee dhacay 12 maalmood ka hor
Trump oo kordhiyay canshuurta Canada iyadoo Mareykanka uu shaaciyay canshuuro hor leh oo ka alaabaha laga soo dhoofiyo tobanaan waddan
Ku soo dhowaada tebinta tooska ah ee maanta
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 4 Agoosto 2025, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 1 Agoosto 2025, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 1 Agoosto 2025, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 31 Luulyo 2025, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Xul
Xamaas oo xaqiijisay dilka, ninka ay Israa'iil u taqaannay 'Bisadda leh Sagaalka Nafood`
Israa'iil waxay sheegtay in Deif uu ka mid ahaa dadkii mas'uulka ka ahaa qorsheynta weerarradii 7-dii Oktoobar ee koonfurta Israa'iil oo ay ku dhinteen 1,200 oo qof, 251 kalena ay afduub ahaan ugu qabsadeen.
Mareykanka oo sheegay inay duqaymo dhanka cirka ah ku qaadeen Xuutiyiinta
Ku soo dhowaada tebinta tooska ah ee BBC-da
Xisbullaah iyo Israa'iil oo loogu baaqay in ay xiisadda dejiyaan
Ku soo dhawaada tabinteenna tooska ah ee maanta
Israa'iil oo shaacisay tiro askarteeda ah oo looga dilay Rafax iyo Xamaas oo ka hadashay
Dilka sideedda askari ayaa ah dhacdadii ugu darnayd ee ciidamada Israa’iil l ay kala kulmaan marinka Qasa tan iyo bishii Janaayo ee sanadkan.
TOOS, Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed dad badan ku dhinteen oo ka dhacay gobolka Galagduud iyo sida hadda xaaladdu tahay
Kusoo dhawaada tebinteenna tooska oo aad ka heli kartaan wararkii ugu dambeeyay.
Muxuu salka ku hayaa dagaalka Baladweyne, maxayse yihiin ragga ku dagaalamaya?
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle iyo ciidamo taabacsan koox la magac baxday Hiiraan State oo ku sugan gudaha Baladweyne.
Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsiga Israa'iil
Waayadan dambe, dagaalka Qasa waxa uu caqabado aan hore loo arag ku noqday qaar ka mid ah Muslimiinta kunool dalalka Yurub
Muuqaal, Sida wiilkan Soomaaliyeed u hirgeliyay adeeg mobile oo Af Soomaali iyo afaf kale lagu barto
Cabdinur Cali Mahdi, oo bartay cilmiga tiknolojiyadda ayaa hindisay application, barnaamij ku shaqeeya mobileka oo ardayda ka caawinaya inay afkooda hooyo ku bartaan manhajyada iskuulada lagu barto.
Xanuunnada halista ah ee laga yaabo inuu wax ka taro subagga ay Soomaalidu isticmaasho
Subagga loogu isticmaalka badan yahay dhulka Soomaalida waxaa laga soo saaraa caanaha ariga iyo lo’da inkastoo abaaraha saameeyey deegaannada uu yaraaday helitaankiisa.
Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?
Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.
Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’
Markii uu soo baxay warka la xidhiidha xaflada arooska Ayaan Kaaba iyo seygeeda Cabdi Daysane toddobaadkii hore ayay dadka internetku adeegsida bilaabeen inay dib u baadhaan xidhiidhka horey uga dhexeeyay lamaanahan cusub.